SPECIAL OFFER

Dropshipping Course(Somali)

Kooraskayaga Shopify Dropshipping wuxuu kaa caawin doonaa inaad heshid ganacsi faa’iido badan, waxaad baran doontaa wax kasta oo aad u baahan tahay si aad bilowdo una kobciso Shopify Store-kaga! Wax ka baro gurigaaga maanta oo u dhis naftaada mustaqbal ifaya. Fursaddan Qiimo Dhimista ah hadda ka faa’idayso oo hore ugu tallaabso!”

Korsadan waxay ka kooban tahay:


  • Dropshipping Guide/Faham
    Fahamka Dropshipping-ka Shopify: 

    Waxaad si buuxda u fahmi doontaa waxa uu yahay dropshipping iyo sida uu kuu caawin karo.

  • Niche Qaabka Ganacsi iyo Xulashada Alaabta La iibiyo:

    Baro sida loo doorto alaab caan ah oo aad macaamiisha u iibiso.

  • Dhisida Store Sales samaynaya
    Abuurista Dukaan Shopify ah oo Tayo Sare leh:

    Waxaan ku bari doonaa sida loo abuuro dukaan qurux badan oo soo jiidasho leh.

  • Payment Gateway - Stripe/Paypal/Payoneer/

    Shopify Payments:

    Lacag Qabashada si fudud adiga oo meelkasta aduunyada ka jooga. Waxaad baran doonta sida aad payment processors ka u isticmaali lahayd xitaa haddi aad somalia joogto

  • Marketing
    Isticmaalka Suuq-geynta Dijitaalka:

    Waxaad ku baran doontaa xeelado suuq-geyneed oo kugu caawinaya inaad macaamiil badan hesho.

Guulaha Qaar ka mid Ardaydayada

Wakhtiga Discount-ku waa xadidan yahay


Iska Diiwaangeli Inta Saacaddu Socoto – Fursaddan oo Tiro Kooban ah!

0
0
DAYS
0
0
HOURS
0
0
MINUTES
0
0
SECONDS

🔥HADIYAD/BONUS

Pre-Built Shopify Store with a 20+ Winning Products

Waxa Sidoo kale ku dheer oo Haddii aad iska diiwaangeliso si bilaash ah ku heli doontaa dukaan Shopify ah oo diyaar oo already dhisan, oo leh 20+ winning product iyo xayasiis-koodi si aad u bilowdo iibkaada markiiba.

Testimonials

Waxa ay Ardaydeenu Ka Sheegeen Koorsada:

“Casharrada la bixiyay waxay ahaayeen kuwo aad u faahfaahsan oo wax ku ool ah! Waxaan si gaar ah ula dhacay sidii sahlanayd ee loo fahmi lahaa habka dropshipping-ka Shopify, waana ku mahadsan tahay kooxdan barayaasha ah."

Abdirisaq Hasan

“Waxaan runtii ku faraxsanahay natiijooyinka aan ka helay koorsadan Shopify! Waxaan bilaabay aniga oo aan wax aqoon hore u lahayn ganacsiga online-ka, laakiin hadda waxaan leeyahay dakhli joogto ah oo iga soo gala dukaankayga."

Asma Ahmed

NEED HELP? WE GOT YOU COVERED!

FREQUENTLY ASKED QUESTIONS

Su'aalaha Inta Badan La Is Weydiiyo:

Ma u baahanahay waayo-aragnimo hore si aan u qaato koorsadan?

Sidee u bixin karaa lacagta koorsada?

Mudo intee le'eg ayuu soconayaa koorsadu?

Haddii aan caawinad u baahdo markaan bilaabo koorasada ma heli doonaa taageero?

Haa, wad helaysaa caawinad wixii aad u baahato